Odayaashii u xirnaa heshiiska Al-shabaab oo Magalada Muqdisho loo soo wareejiyey

Sadexdii Oday Dhaqameed ee kasoo jeeday Beesha Cadaado, kuwaasoo dhawaan degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug heshiiska kula galay Al-Shabaab ayaa maanta laga soo dejiyey Muqdisho. Odayaashaan oo lagu kala magacaabo Sugaal Warsame Cali, Cali-yare Axmed Xeyle iyo Cumar Maxamed Jimcaale ayaa Maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa Magaalada Dhuusamareeb kadib markii lagu qabtay Cadaado xili … Continue reading Odayaashii u xirnaa heshiiska Al-shabaab oo Magalada Muqdisho loo soo wareejiyey